SomCheat waa il muhiim ah oo aad ka heli karto cheatsheets (xasuusiyayaal) ku qoran af Soomaali, si sahlanna kuu xasuusisa macluumaad hore aad u taqaanay.
Waa maxay Cheatsheet? Cheatsheet waa qoraalo kooban oo kuu sahlaya inaad si degdeg ama si fudud ah u xasuusato waxyaabo muhiim ah oo hore u taqaanay, adigoo aan wakhti badan ku bixin dib-u-barashadooda.
Hadafka SomCheat waa in uu kuu sahlayo inaad si fudud oo degdeg ah dib ugu xasuusato macluumaad hore aad u baratay, gaar ahaan marka aad wax cusub baratay laakiin muddo kadib wax badan iloowday.
Warning
In Progress. Mashruucan weli ma dhameystirmin.
Important
Mashruucan wuxu isticmaalaya submodule marka clone-gareynaysid repository-ka habkan raac:
git clone --recurse-submodules https://github.com/Adam-Elmi/SomCheat.gitHaddii repository-ga clone dhahday oo aad rabtid inaad laso degtid submodules uu mashruucan adeegsanayo, adeegso command-kan:
git submodule initama command-kan(wa haddii aad rabtid inaad submodules update-gareysid)
git submodule update --init --recursive